Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Kahadlay Muhiimada Wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar iyo Tuuloyinka Hoosyimada ayaa  si maalinla ah  suuqyada jowhar ugu soo kordhiyay dalagyada kaladuwan ee ka baxa beeraha degmada Naxwo Axmed Kadiye