Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Burburkii Dowladii Dhexe ka dib waxaa inta badan dib u soo laabanaya goobohii madadaalada iyo Meelihii lag Ciyaari jirey Ciyaaraha kala Duwan ee ay dheelaan raga iyo Dumar sida Kubada gacanta.
Qaar kamid ah Gabdhaha Magaalada Baydhabo ku Ciyaara Kubadda Koleyga ayaa dalbadey in laga Taageero agabka isportiska.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya