Wasaaradda Horumarinta biyaha Somaliland oo xariga ka jartay mashaariic dhanka biyaha.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta Biyaha Maamulka Soomaliland ayaa xariga ka jartay mashaariic dhanka biyha ah oo ka kooban ceelal iyo barkado loogu tala galay in biyaha lagu keediyo kuwaasi oo laga hirgeliyay qaar kamid ah deeganada gobalka Daad-mareer ee soomaliland

munaasabadda xariga jarka mashaariicdaan waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin kamid ah maamulka gobolak Togdheer,iyo xubno mataliyay bulshada Degan deegaanada mashaariicdan laga hergeliyay.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya