Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Xukumada faderaalka soomaaliya ayaa agab loogu talagalay Uruurinta xogaha Caafimaadka kala wareegtay urur goboleedka IGAD.
Agabkaan ayaana Qeeyb ka ah Barnaamijka Xoojinta Nidaamka Dhigitaal ee la socodka iyo kormeerida Cuduradda Urur Gobaleedka IGAD oo aay taageerto midoowga Yurub.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya