Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadkan Barakacayaasha ku nool Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwii ka soo barakacay deegaanadii ku soo fatahay Daadadkii sanadkii hore dalka ku soo rogmadeen gaar ahaan Gobolada Baay Shabeelaha Hoose Hiiraan iyo Gedo waxayna codsadeen in loo fidiyo gargaar banii’adanimo.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya