Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhibaatada ay ku qabaan Buundo la’aanta ka jirta degmada kadib markii ay bur brutay Buundadii ku taalay degmada Baardheere mudo hadda laga joogo ilaa iyo sedax bilood.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa