Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku tashi ku yimid shacabka iyo maamulka degaanka garasbaaley ayaa waxa uu sabab u noqday in dib loo furo wadooyin dhawr ah kuwaas oo mudo ka xidhnaaa shacabka degaanka garasbaaley gaar ahaana xafada Galmudug.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa