Wasaaradda qorsheynta XFS oo qabatay shirka isku-duwida sugnaanka cunnada ee tiirka hormarinta dhaqaalaha.

0
154

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda qorshaynta maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha XFS ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan isku duwida sugnaanta cunada ee tiirka horumarinta dhaqaalaha oo ay kasoo qaybgaleen wasaaradaha iyo hay’adaha hoos yimaada.

Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta qaranka mudane maxamed shire oo shirka daah furay ayaa soo jeediyay warbixin iyo macluumaad ku saabsan sidii loo gaari lahaaa iskufilnaansho dhinaca cunada ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa