Shir looga hadlayey xaalada bini’aadanimo ee dalka oo muqdisho lagu qabtay.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’isulwasaare ku xigeenka xfs mudane saalax axmed ahna ku simaha Ra’isulwasaaraha xfs ayaa maanta gudoomiyqy shir gaar ah oo ka qabsoomay xarunta dhexe ee sodma kaas oo loogaga hadlayay xaalada binii’aadanimo ee dalka waxaana ka soo qayb galay wasaradaha gargaarka dowlad gobaleeyada iyo hay’adaha ka howlgala dalka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya