Senate-ka Mareykanka oo ansixiyay balaayiin doollar oo la siinayo Ukraine.

0
120
WASHINGTON, DC - SEPTEMBER 30: U.S. Senate Majority Leader Chuck Schumer (D-NY) walks to the Senate chamber following passage of a short-term funding bill on September 30, 2023 in Washington, DC. The Senate passed a short-term funding bill to avert a government shutdown with less than three hours to the deadline. (Photo by Nathan Howard/Getty Images)

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqalka senate-ka ee dalka Mareykanka ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka balaayiin doollar oo dhaqaale ah lagu siinayo dalka Ukraine.

Waxa kale oo ay hiigsanayaan in ay dhaqaale ku bixiyaan Israa’iil, Taiwan, iyo dedaalka milatari ee Maraykanka si ay u difaacaan maraakiibta ku sugan badda cas.

Hogaamiyaha Dimuqraadiga ee Senate-ka, Chuck Schumer, ayaa ku tilmaamay shircigan mid ka mid ah kuwa taariikhiga ah ee golohu abid meel mariyey.

Hadda waxa uu u gudbi doonaa aqalka hoose ee Congress-ka, laakiin afhayeenka taageersan Trump ee halkaas ku sugan ayaa ballan qaaday in uu xannibi doono.