Maamulka Degmada Jowhar Oo bulshada ugu baaqay ka shaqeynta Nadaafada.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoghayaha dowlada hoose ee Degmada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise ayaa bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nadaafadii looga hortagi lahaa Wasaqowga deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa