Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG Oo wada dadaalo lagu Horumarinayo Macalimiinta Madaarista Qur’aanka.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta KG ayaa wada dadaalo ku aadan Sidii tayada Macalimiinta dhiga madaariista quraanka kor loogu qaadi lahaa.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa