WARARKA Olole ka dhan ah Gudniinka Fircooniga oo ka socda Somaliland. By admin - February 8, 2024 0 144 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadaalo lagu cidhib tirayo gudniinka fircooniga ah ayaa ka socda Magalooyinka waaweyn ee Somaliland,iyadoo culima’udiinka, bahda caafimaadka iyo masuuliyiinta wasaaradda shaqo-galinta ay iska kaashanayaan.