Dowladda Kuwait oo Baydhabo ka bilowday dhismaha guryo la dajinayo dadka soo barakacay.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gurigan oo hordhac u ah mashruuca xalka waara ee daganaashaha rasmiga ah looga sameynaayo dadka barakacayaasha ah ayna maalgalisay hayada alnajaad al keyriya ee dalka Kuwait ayaa waxaa looga deeqay qoyskan oo ka kooban 9 caruur ah ayeeyadood iyo hooyadood.

Mid kamid ah xafiiska mashaariicda hayada wadaniga xigma ayaa sheegay in gurigan hordhac uu u yahay guriya badan oo ay doonayaan in ay ka hirgaliyaan magaalada baydhabo kuwaasi oo ay ugu talagaleen in ay ku wareejiyaan dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya