Maclimiinta Gobolka Awdal oo u fadhiistay imtixaan ay kaga mid noqonayaan shaqaalaha wasaarada waxbarashada

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada shaqaalaha dawlada iyo sidoo kale wasaaradda Waxbarashada somaliland ayaa maanta macalimiintii ku mel gaarka ahayd ee deganada gobolka awdal waxay imtixaanka kaga qaadeen jamaacada camuud.

Kudhawaad 500 oo macalin ayaa u fadhiisatay imtixaanka ku meel gaar ah oo hada wixi ka dambeeyo ay ku noqonayaan shaqaalaha dawlada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa