Guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose oo sharraxaad ka bixiyay waxqabadka xafiiskiisa.

0
213

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose xasan cabdi guure oo warbaahinta lahadlay ayaa sharraxaad ka bixiyay waxqabadkiisa tan iyo intii uu xafiiska joogay iyo waxa u qorsheysan isagoona sheegay in ay u qorshaysan tahay howlgalinta howlaha shaqo ee uu hayo bulshada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya