Waxgaradka Jowhar oo tageeray dadaalada lagu xalinayo colaadii ka dhacday Hiiraan iyo shabeellaha dhaxe.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Jowhar ayaa Soo dhaweeyay in xal laga gaaray colaadii kataagneyd xadka labada gobol ee Hiiraan iyo shabeelaha Dhaxe.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in wax kasto oo tabasha ah lagu dhameeyo wadahadal iyo walaalnimo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa