Mashaariic lagu caawinaayo qoysas danyar ah oo laga daah-furay Muqdisho.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maxalliga ah ee Kaafi for Development oo kaashanaysa Qadar Charity ayaa magaalada Muqdisho waxaa ay ka daah furtay mashaariic horumarineed oo lagu caawinayo qoysas danyar ah oo lasiinayo tageero horumarineed oo isugu jirta shaqo abuur iyo awood dhis bulsho.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa