Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeryaha barakacayaasha ee magalada Baladweyne ayaa waxaa ku nool dad badan oo baahiyaha gaarka ah qabo kuwaas oo xiligaan ay heysato xalad nolol xumo .
Kamamka dadka baahiyaha garka ah qabo ay ku nool yahiin waxaa ka mid ah kaamka Fadxi xaafadda Hoolwadaag ee magaalada Baladweyne.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa