Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Jubbaland ayaa sheegay inay siinayaan xarumo ay ku shaqeeyaan Cid walabo oo dooneyso in ay bixiso adeegyada Caafimaadaka Dowlada goboleedka Jubbaland.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ismaicil Ahmed Garas ayaa ugu baqay Hay’addaha iyo Cid kastoo rabto in ay ka qeyb qataan adeegyada Caafimaadka in diyaar ula yihiin in ay siiyaan xarumo caafimaada oo ay ku shaqeeyaan.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya