Ururka Haweenka Shabeellada dhexe oo ku Baaqay joojinta dagaal beeleed

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka haweenka gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan degmada jowhar ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deego hoostaga degmada mahadaay in ay joojiyaan colaada. Fardowso Axmed Cabdi