Guddiga masaajid ku yaalla Muqdisho oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha ceel biyoodka Masaajidka

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga iyo culimada gacanta ku haysa dhismaha ceelbiyoodka masjidka Daarul Qur’aan ee magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in ay ka qayb qaataan Dhismaha Ceelka oo maraya heee gabo gabo ah. Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad