Shir Looga hadlaayey Biyaha iyo Fayadhowrka Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan ayaa inta badan diirada lagu saaray baahiyaha iyo xaaladaha ka taagan degmooyinkii dhawaan fatahaaduhu saameeyeen iyo sidii deg-deg wax looga qaban lahaa, loona xoojin lahaa wada shaqeynta ka dhaxeysa hay”addaha dowlada iyo kuwa gargaarka wada.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya