Deegaanka Sumadaalle Oo Markii ugu horeysay Laga Hirgaliyay Ceel biyood iyo Masaajid.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Sumadaalle oo Qiyaastii 40km u jira Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeeladda Dhaxe ayaan ka jirin Adeegyada Aas-aasiga ee Bulshada sida biyaha oo ay u dootaan dadka degan deegaanka masaafo aad u fog balse hada waxaa Xariga laga jaray Ceelbiyood, Masaajid iyo Goobo kale oo muhiim u ah bulushada ku nool deegaankaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya