Maamulka Xarunta Malabka Danwadaag Baydhabo Oo ka Warbixiyay wax soo saarkooda.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta malabka magaalada Baydhabo danwadaag ayaa waxaa Baydhabo laga hir galiyay sanadkii 2017 kadib markii la arkay baahiyo laaqabo in magaalada Baydhabo laga hirgaliyo xarun soo saarta malab nadiif ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya