Isticmaalka Shaashadaha taleefoonada casriga ah oo la sheegay in ay saameyn ku yeeshaan Indhaha.

0
145
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadba sanadka ka danbeeya waxaa sii kordha istimaalka taleefonada casriga ah ku waas oo bulshada inteeda badan ay haystaan una isticmalaan si aad ah iyagoon garan karin khatarta caafimaad ee indhahooda ay ku yeelan karaan Isticmaalka badan ee shaashadaha taleefoonada casriga ah iyo kumbuyuutarada.
Dr  Maxamed  Aadan Da’uud oo ah dhaqtarka cudurada indhaha  Isbitaalka Kaafi ee Magaalada Kismaayo ayaa kawarbixiyay Saamaaynta Caafimaad ee indhaha u gaaysan karaan istimaalka badan ee itiinka ka soo baxa shaashadaha taleefoonada iyo Kombuyuutarada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya