Dhalinyaro reer Kismaayo oo keensaday misaano Ganacsi oo casri ah.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa mudooyinkii dambe ku hawlanaa sidii ay magaalada u keeni lahayeen adeegyo casri ah kuwaas oo ay bulshadu baahiyo kal duwan u qabaan.

Ganacsato Dhalinyaro ah ayaa magaalada kismaayo kusoo kordhiyay misaan casri ah kaas oo lagu cabiri karo misaanka culayska qofka iyo waliba dheeraarkiisa.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya