Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Tuurka ee gobolka Awdal.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-Raxma ayaa  Ceelbiyood Ka Hirgalisay Degaanka Tuurka Ee Gobolka Awdal.

Celkaan ayaa wax badan ka tari doono bulshada ku nool deeganka tuurka iyo tulooyinka hoos yimaado.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya