Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada haweenka iyo xuquuqu insaankaa dawlada jubaland oo warbahinta la hadashay ayaa ka warbixisay shaqoyinkii wasaarada haweenka u qabsoomay sanadkii tagay ee 2023.
Cadar abdullahi ismaacil juraate Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaankaa dawlad goboleedka jubaland ayaa sheegtay inay guulo waawayn gaareen sanadkii tagay iyadoona xustay in Wasaarada ay hirgelisay xaruumo waawayn oo bulshada loogu adeego.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa