Dadaalo Lagu Ciribtirayo Cudurada ku dhaca Xoolaha Oo ka Socda Deeganada KG.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoolaha Soomaaliya ayaa inta badan ku dhaca Cuduro kala duwan qaarkood aysan Xoola dhaqatada aysan aqoon u lahayn iyo awood ay iskaga daaweeyaan taasi marka dambana sabab u noqota in Xoolo badan ay kaga geeriyoodaan

Hadaba Maxay tahay waxa ay Wasaarada Xanaanada iyo Xoolaha KG ka qabatey Cudurada inta badan laaya Xoolaha KG, Abdarahma Macalin Salaad Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee wasaarada xanaanada xoolaha koonfur galbeed ayaa kawarbixiy Dadaalo Lagu Ciribtirayo Cudurada ku dhaca Xoolaha.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya