Hoos dhac ku yimid dhaqdhaqaada ganacsi ee suuqyada Magaalada Baladweyne.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa hoos u dhac kuyimid dhaqdhaaqa ganacsiga Suuqyada Magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen gaadiidkii Magaalada keeni jiray raashiinka ,shidaalka,qalabka dhismaha guryaha iyo adeegyada kale ee ay iibiyaan ganacsatada Baladweyne.

Hoos u dhacaan ayaa waxaa sababay burburka kuyimid wadooyinka ay isticmaalaan gaadiidka xamuulka ah kuwaasi oo ay saameeyeen daadadkii ku dhuftay qeybo kamid ah dalka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya