Bangiga IBS oo fursado maalgalineed siinaya dhalinyaro ku nool Degmooyiinka koonfur galbeed.

0
75
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bangiga IBS Bank waxaa uu kamid yahay bangiyada ku yaalla qaar kamid ah degmooyinka koonfur-galbeed soomaaliya, waxaana uu kamid yahay Bangiyada fursadaha ugu fiican siiya ganacatada kala duwan si gaar ah ganacsatada hada soo koreysa taasi oo loo sameynaayo fursado maalgalineed oo kala duwan.
Bangiga IBS Bank marka an Si gaar ah uga hadlo  cida u siya fursadaha ayaa ah ganacsatada yar yar kuwaasi oo ku tageera sidii ay u heli lahayeen lacago maalgalineed oo ay ku bilowdaan Ganacsigooda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa