Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxa ay kamid tahay Magaalooyinka kulul ee Dalkeena, waxaana si weyn looga isticmaalaa Barafka iyadoona Magaalada ay ku yaalaan goobo badan oo warshada lagu dhaliyo barafka.
Qaar kamid ah dhalinyarada shaqo abuurka ka helay xarumaha lagu dhaliyo barafka ee degmada ayaa kawarbixiyay shaqadooda.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya