Bulshada Xoola dhaqatada Oodweyne oo cabasha ka muujiyay Geedka Garan-waaga.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Geedkan ayaa mudoyinki danbe waxa u aha mid kusobadanayay Deganada somalida kaas oo dhibatada uu kuhaya degaanka islamarkaana somalidu anay fahansaneen waxana geedkan dhulka somalida loga yaqana garanwa waxana waxana gayiga somalida lagu arkay sanadihi sedetamadka.

Qaar kamid ah Bulshada Xoola dhaqatada ee ku nool Magaalada Oodweyne ee Gobolka Daadmareer ayaa cabasho ka muujiyay Geedka Garan-waaga kaas oo dhibaata ba’an ku haya Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya