Kulan wacyi galin ah oo ku saabsan ilaalinta Deegaanka oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda taya-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed ayaa barnaamij wacyi galin ah ku qabatay Magaalada Dhuusamareeb ee Casimada Galmudug waxaana ujeedadu ahayd sida bulshada ay uga qayb qaadan lahaayd kor u qaadista tayada iyo ilaalinta badqabka Deegaanka.

Baranaamijka ayaa waxaa goob joog ka ahaa qubaro ka kala socotay bulshada Rayidka Wasaarada caafimaadka Galmudug iyo Hay’adda taya-dhowrka Qaranka Soomaaliyeed oo barnaamijka soo agaasintay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa