Waalidiinta Dhoobley oo loogu baaqay in carurta waxbaraneysa ka ilaaliyaan isticmaalka baraha bulshada.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aaladaha Baraha Bulshada ayaa waxaa inta badan isticmaala dhalinyrada iyadoona ay qeyb ka yihiin Ardeyda wax ka barta goobaha kala duwan ee waxbarshada.

Ardeyda wax ka dhigta Iskuulaadka ee xili danbe ku gaaro isticmaalka Baraha Bulshada ayaa sameeyn badan ka dhaxla, taasoo sababta in mararka qaar ay isaga haraan waxbarashadooda.

Qaar kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay saameynta ay Ardeyda ku yeelatay isticmaalka baraha bulshada iyagoo islamar ahaanta waaalidiinta ugu baaqay in carruurtooda ka ilaaliyaan isticmaalka Taleefonnada gacanta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya