Horumaro dhinaca Ganacsiga Oo Laga Dareemayo Magaalada Baladxaawo.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka jira isbedel dhanka ganacasiga ah iyadoo qaar ka mid ah dadka Degaanka ay noqdeen kuwa maalgashi ku sameeya Degmada si ay qeyb uga qataan hormarinta arimaha bulshada islamarkaana ay Degmadu kulmiso ganacasto fara badan ee ka kala yimid gobolada dalka soomaliya iyo kenya, waxaase dhanka kale sii kordhaaya goobaha ay wax ku bartaan caruurta maadaama ay horey waxbarasho uga aadi jireen dalka kenya.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya