Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Raas kaambooni waa Iskuulka ugu wayn ee ku yaala Deegaanka Raas kaambooni ee Gobalka Jubbada Hoose islamarkaana ay wax kabartan Ardayda Deegaanka.
Iskuulka oo dhisan muddo dhawrsano ah ayaa waxa kajira baahiyo dhanka adeegyada waxbarashada iyo musharaadka ah taas oo caqabad ku ah Maamulka Iskuulka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa