Dowlada Hoose Baydhabo oo dadaal uga jirta wax ka qabashada Nadaafad darada ka jirta Degmada

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Waaxda Caafimadka Iyo Fayadhowrka Degmada Baydhabo ayaa Waxaa uu ka hadley Arimaha Nadaafada ee degmada Iyo Sida ay u Shaqeyneyaan Shaqaalaha Waaxda Nadaafa ee loo Xilsaarey Xaafadaha Magalada iyigoo Si Maalinlaha Uga Shaqeeya Suuq Guud ee Magaalada.

Agaasimaha Waaxda Caafimadka Iyo Fayadhowrka ayaa waxaa uu Faafahin ka bixiyey sida ay mar welba uga howlanyihin Sidoo loo Hormarin lahaa Bilicida Magalada Baydhabo.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya