Beeraleyda Gobolka Baay Oo Codsaday in Loo Sameeyo Biyo Xireeno.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadkii dhamaadey waxaa dalka ka da,ay Roob watey daadad xoog badan iyo Fatahaado kuwaas oo saameyn ku yeelatey dadka iyo deegaanka.

Deeganada Fatahaadu saameysay waxaa kamid ahaa Degmooyinka Gobolka Baay goobaha uu sida aadka ah u sameeyey waxa kamid ah dhamaan dhul Beereedka kuwa waraabka ah iyo kuwa Roobka ku tiirsanaa.

Qaar kamid ah Beeraleyda ku nool Degmooyiinka Gobolka Baay ayaa Codsaday in Loo Sameeyo Biyo Xireeno.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya