Maamulka Madarasada Nuurul-huda Magaalada Kismaayo Oo Codsadey in dhul loo iibiyo.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada Nuurul Hudaa ee magaalada Kismaayo ayaa lagu wargaliyay in ay iskaga baxaan dhulka ay degan yihiin madaama milkiilaha dhuulka uu sheegay in uu iib ka yahay.

Madarasada Nuurul Hudaa ayaa ku dhawaad waxaa qur’aanka kariimka lagu baraa sedax boqol oo arday kuwaas oo ay is kugu jiraan aqooman iyo kuwo dan yar ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya