Dib u dayacatir Lagu bilaabey Wadooyinka Degmada Buurdhuubo.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalmihii ugu dambeeyey waxaa Degmada Buurdhoobo ka socdey dib u dayactir lagu sameeyey wado dhax marta Degmada oo horey Roobka iyo daadku u Burburiyey taas oo saameyn ku yeelatey isku socodka dadka iyo Baabuurta iyadoo dadka deegaanka ay ku dhisanayaan si is xilqaan ah.

Xubno Kamid ah guddiga ganacsatada degmada Buurdhuubo ayaa bilaabay Dib u dayacatirka Wadooyinka Degmadaasi si meesha looga saaro dhibaatada ka jirta halkaasi iyagoo kaashanaya bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya