Xafiiska Hay’adda Cilmi baarista baddaha Soomaaliyed ee Degmada baraawe oo xariga laga jaray

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad xariga looga jarayay xafiiska Hay’adda Cilmi baadhista badaha Soomaaliyeed ee Degmada Baraawe ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Shabeellaha Hoose iyo midka Degmada Baraawe.

Agaasimaha Hay’adda Cilmi baadhista Badaha ee Degmada Baraawe Axmed Abuu maqafey ayaa ugu Horeyn goobta ka hadlay.

Guddoomiyaha Degmada Baraawe iyo Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa Sheegay in Dadka Dagan Deegaanada KG ay faa’iido Weyn u ledahay Xarig jarka Xafiiska Hay’adda Cilmi baadhista badaha Soomaaliyeed ee Degmada Baraawe.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya