Haweenka Warshekh Oo dalbadey helitaanka Qoondada dhismaha Golaha Deegaanka

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayaa waxay soo qaban qaabisay wasaaradda arimaha gudaha, dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Hirshabeelle kaasi oo looga hadlaayay doorashada golaha degaanka oo dhawaan la filaayo in lagu qabtay degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhaxe.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka arimaha gudaha iyo dowlaadaha hoose ee Hirshabeelle,wasiirka wasaaradda haweenka Hirshabeelle iyo qaar kamid ah bulsho wenta Degmadaasi.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya