Isbitaalka Cusub ee Horseed oo ku shaqeynaya hab Casri ah ayaa laga Daah-furay Muqdisho.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu xarig jarayay Isbitaalka Horseed ayaa laga daahfuray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Munaasabada daahfurka Isbitaalka ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaano dhaqaatiir aqoonyahano ganacsato odoyaal dhaqameed iyo qaybaha kale ee bulshada.

Ugu horeen Munaasabada daahfurka waxaa ka hadlay jaamac aadan oo kamida dhaqaatiirta Isbitaalka isago kawarbixiyay heerarka uu soo maray hirgalinta Isbitaalka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa