Maamulka Dugsiga Hoose, Dhexe ee Degmada Luuq oo ka hadlay Baahiyaha ka jira Iskuulkaasi

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Luuq oo ka duulaya ka war qabka iyo la socodka goobaha muhiimka u ah Bulshada ayaa Maanta kormeeray Dugsiga Hoose dhexe ee Degmada Luuq isagoona u kuur galayay Baahiyaha ka jira isagoona wax ka weydiiyay Maamulaha Iskuulka Macalin Faarax Abuukar oo sharaxaad ka bixiyay Baahiyaha u qabo Iskuulka.

dhan kale Guddoomiyaha Degmada Luuq Daahir Muxumed Nuur ayaa ardayda kula dardaarmay in ay dadaalaan islamarkaana ay Macalimiinta u dhaga nuglaadaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya