Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boorama ee Gobalka Awdal ayaa lagu qabtay Shirweynaha Horumarinta iyo Tayeenta Waxbarashada magaalada Boorama.
Shirka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Gobalka Awdal , kan Dagmada Boorama , xubno kasocoday bahada waxabarashadda iyo qaybaha kal duwan ee bulshada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya