Barakacaysha ku nool Magaalada Baladweyne oo codsaday agabka Nadaafada.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Cudurka Shuban Biyoodka uu ka dilaacay Magaalada Baladweyne ayaa Qaar kamid ah Barackayaasha Magaalada Baladaweynen waxaa ay Codsadeen in la soo gaarsiiyo Agabka Nadaafada loo isticmaalo si ay ugu hortagaan cudurka shuban biyoodka.

Cudurka Shuban Biyoodka ayaa Saameenta ugu badan u geeysan kara Dadka Barakacyaasha maadaama ay yahiin Dad danyar ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa