Shir looga hadlayay Qatarta Maandooriyaha oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo xubno kale ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hay’adda ka hortaga Maandooriyaha iyo dhaqan celinta Qaranka.

ujeedada Shirkan ayaa aheyd dardargelinta Howlaha Hay’adda ee Sanadkan 2024 iyo yareynta khataraha Maandooriyaha kaasi oo dhibaato ku haya Bulshada Soomaaliyeed.

Ganaraal Muuse Ashkir Maareeyaha Hay’adda ka hortaga Maandooriyaha iyo dhaqan celinta Qaranka oo Shirka daah furay ayaa Sheegay in loo baahan yahay in si wada jir ah looga wada hortago khatarta Maandooriyaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya