Wasaaradda Dhlinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ka hadashay qorshaha hormarinta Siyaasadda qaran ee Dhalinyarada.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlada jubbaland mudane Axmed Maxamed Faarax Aways oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay shaqo abuur siyeen dhalinyaro badan oo ka soo jeedo Degaanada jubaland isagoo islamarkaana sheegay in fursad laga siin doono dhalinyarada ka qayb galka kuraasta siyaasada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya